Dowlada Kenya oo dib u fasaxday Duulimaadyadii Soomaaliya iyo Sababta keentay

Dowlada Kenya ayaa mudo kadib dib u fasaxday duulimaadyadii aadi jiray Soomaaliya iyo waliba kuwii ka imaan jiray, kadib xayiraad ay horey usoo rogtay. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda dowlada Kenya ayey ku shaacisay inay dib u furtay duulimaadyadii dalkaas uga iman jiray Soomaaliya iyo kuwii tegi jiray. Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa qoraalka … Continue reading Dowlada Kenya oo dib u fasaxday Duulimaadyadii Soomaaliya iyo Sababta keentay